Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya oo ugu baaqday madaxda Galmudug in doorashooyinka lagu qabto wakhtigooda
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxda maamulka Galmudug in doorashooyinka lagu qabto wakhtigooda, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda. “Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta […]