Somalia

Baarlamaanka Carabta oo taageeray midnimada iyo xuduudaha dalka Soomaaliya, uguna baaqay Kenya in ay faraha kala baxdo biyaha Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Carabta ayaa taageeray midnimada iyo xuduudaha dalka Soomaaliya. “Baarlamaanka Carbeed waxa uu taageerayaa Jamhuuriyadda Soomaaliya si loo dhowro midnimadeeda, nabadgelyadeeda, deganaanshaheeda, bedqabka dhulkeeda, xorriyadeeda, milgaheeda, beri, bad iyo cir,” sidaa ayaa lagu […]