Ganacsade hub ka iibin jiray maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu xukumay sideed sanno oo xabsi ah
Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Cadow Cabdulle Axmed oo ahaa ganacsade hub ku xukuntay sideed sanno oo xabsi ah kadib markii lagu helay dambi ah in uu hub ka iibiiyay maleeshiyada Al-Shabaab. […]