Shan qof oo ciidamo ay ku jiraan oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa maanta oo Arbaco ah ka dhacay Muqdisho, sida ay sheegeen haayadaha ammaanka. Qaraxa ayaa ka dhacay bar-kantarool ku dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Ugu yaraan shan qof […]