202 arday oo ka qalinjabisay Jaamacadda PSU
Garoowe-(Puntland Mirror) 202 arday oo kala kala socda kulliyado kala duwan ayaa maanta oo Arbaco ka qalinjabisay Jaamacadda Puntland State Univeristy (PSU). Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan iyo guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed […]