Ciidamada Mareykanka oo sheegay in labo katirsan Al-Shabaab ay ku dileen duqeymo ka dhacay koonfurta Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in labo katirsan xagjiriinta Al-Shabaab ay ku dileen afar duqeymood oo ka dhacay gudaha Soomaaliya. Duqeymaha ayaa lagu burburshay bar-kantaroolo iyo meelo kale oo ay maleeshiyadu u adeegsan jirtay […]