• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 18, 2019 ] Paul Formosa oo ahaa madaxii dekada Boosaaso ee la dilay oo aas loogu sameeyay dalkiisii World
  • [ February 16, 2019 ] Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub Puntland
  • [ February 16, 2019 ] Gole Wasiiro oo Cusub, Welise Wax Isbedel ahi ma Muuqdo Puntland
  • [ February 16, 2019 ] New Puntland Council of Ministers, but No Change In Sight English News
  • [ February 12, 2019 ] Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ku biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare Somalia
Home2019February

Month: February 2019

World

Paul Formosa oo ahaa madaxii dekada Boosaaso ee la dilay oo aas loogu sameeyay dalkiisii

February 18, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ninkii u dhashay dalka Malta kaasoo lagu dilay gudaha magaalada Boosaaso labo asbuuc kahor ayaa maanta lagu aasay dalkiisii. Paul Formosa waxaa toogtay oo dilay nin hubeysan oo katirsan Al-Shabaab 4-tii Febaraayo meel […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub

February 16, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Puntland ayaa manta oo Sabti ah meelmariyay golaha wasiiradda cusub oo uu dhawaan soo magacaabay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. 63 xildhibaan oo kulanka fadhiyay, ayaa ogolaaday in la meelmariyo golaha wasiiradda. […]

Puntland

Gole Wasiiro oo Cusub, Welise Wax Isbedel ahi ma Muuqdo

February 16, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Habeenkii Isniinta ee taariikhdu ahayd 11 Febraayo 2019, Madaxweynaha cusub ee Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiiradda.  Golaha cusub ee wasiiradda ayaa ka kooban 18 Wasiir,  21 […]

English News

New Puntland Council of Ministers, but No Change In Sight

February 16, 2019 Puntland Mirror 0

Garowe–(Puntland Mirror) The recently elected President of Puntland State, Mr Said Abdullahi Deni, has announced his Council of Ministers around midnight on Monday 11 February 2019.    The new Council of Ministers comprises of 18 Ministers, […]

Somalia

Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ku biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare

February 12, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ay ku jiraan saraakiil sare ayaa ku soo biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare. Kornayl Siciid Cawil Caare ayaa Isniintii shalay saldhigiisa ku soo bandhigay […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda

February 10, 2019 Puntland Mirror 1

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda, sida lagu digreeto kasoo baxday xafiiska madaxtooyada caawa saq dhexe. Golaha cusub ayaa ka kooban 18 wasiir iyo ku xigoonadooda […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay in si guud loo ansixiyo golaha cusub ee wasiiradda

February 10, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah meelmariyay in si guud loo ansixiyo golaha cusub ee wasiiradda Puntland. Kulanka golaha baarlamaanka, oo ay fadhiyeen 53 xubnood ayaa 26 kamid ah ogolaatay in […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeybgalo shir madaxeedka Afrika

February 9, 2019 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya si uu uga qeybgalo shir madaxeedka Afrika, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo […]

Puntland

Ciidamada booliiska Puntland oo howlgal amni ka bilaabay gudaha magaalada Boosaaso

February 8, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Puntland ayaa Khamiistii howlgal amni ka bilaabay gudaha magaalo xeebeedka Boosaaso ee gobolka Bari, sida uu sheegay masuul. Taliyaha ciiamada booliiska Puntland Janaraal Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa shir jaraaid oo uu […]

English News

Puntland police force launch security operation in Bosaso town

February 8, 2019 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) Puntland police force on Thursday began security operation in Bosaso port town of Bari region, official said. At a press conference in Bosaso, Puntland police force chief Muhiyadin Ahmed Muse said the operation was intended […]

Posts navigation

1 2 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub

    February 16, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Puntland ayaa manta oo Sabti ah meelmariyay golaha wasiiradda cusub oo uu dhawaan soo magacaabay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. 63 xildhibaan oo kulanka fadhiyay, ayaa ogolaaday in la meelmariyo golaha wasiiradda. [...]
  • Gole Wasiiro oo Cusub, Welise Wax Isbedel ahi ma Muuqdo

    February 16, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Habeenkii Isniinta ee taariikhdu ahayd 11 Febraayo 2019, Madaxweynaha cusub ee Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiiradda.  Golaha cusub ee wasiiradda ayaa ka kooban 18 Wasiir,  21 [...]
  • Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ku biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare

    February 12, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ay ku jiraan saraakiil sare ayaa ku soo biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare. Kornayl Siciid Cawil Caare ayaa Isniintii shalay saldhigiisa ku soo bandhigay [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • In ka badan 100 askari oo Somaliland katirsan oo isku soo dhiibay Puntland

    April 30, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) In ka badan 100 askari oo Somaliland katirsan ayaa isku soo dhiibay Puntland, taleefishinka dowladda ee PL TV ayaa ku waramay fiidnimadii Axada. Ciidanka isa soo dhiibay ayaa waxaa deegaanka Har-wanaag ee gobolka [...]
  • Doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Somaliland oo la hakiyay

    December 17, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Doorashada xubnaha aqalka hoose ee maamulka Somaliland u matali doona xildhibaanada aqalka hoose ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la hakiyay, sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka dadban. Guddiga doorashooyinka dadban ayaa sheegay in doorashada [...]
  • At least 7 dead in al-Shabab attack on Nasahablod hotel in Mogadishu

    June 25, 2016 0
      Somalia’s al Shabaab Islamist group launched a suicide bomb attack on a hotel in the center of Mogadishu on Saturday before fighters stormed inside, police and the militant group said. Police said at least [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions