Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo madaafiic isku-weydaarsaday deegaanka Tukaraq
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ee ku sugan deegaanka Tukaraq ayaa maanta oo Khamiis ah is-weydaarsaday madaafiic, sida ay wararku sheegeen. Ilo-wareedyo katirsan ciidamada Puntland ayaa bog wareedka Puntland Mirror u sheegay in […]