• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 20, 2019 ] Ilo-xog ogaal ah oo sheegay in Farmaajo uusan la kulmi doonin Muuse Biixi Somalia
  • [ February 18, 2019 ] Paul Formosa oo ahaa madaxii dekada Boosaaso ee la dilay oo aas loogu sameeyay dalkiisii World
  • [ February 16, 2019 ] Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub Puntland
  • [ February 16, 2019 ] Gole Wasiiro oo Cusub, Welise Wax Isbedel ahi ma Muuqdo Puntland
  • [ February 16, 2019 ] New Puntland Council of Ministers, but No Change In Sight English News
Home2018June

Month: June 2018

English News

PSF forces says 41 Al-Shabab fighters killed in operation in Al-Madow Mountains

June 2, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) 41 Al-Shabab fighters have been killed in anti-Al-Shabab operation in Al-Madow Mountains, Puntland Puntland Security Forces said in a statement on Saturday. “Puntland Security Forces (PSF) carried out anti-Al-Shabab operation in Maraje area in […]

Puntland

Puntland oo ku eedaysay Somaliland weerarkii lagu qaaday saldhiga ciidamada ee deegaanka Bali-Khadar

June 2, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa ku eedaysay Somaliland in ay soo qaaday weerarkii xalay ka dhanka ahaa saldhig kuyaala deegaanka Bali-Khadar ee Buuraha Galgala. Shir saxaafadeed uu Garoowe ku qabtay Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullahi Yuusuf […]

Puntland

Ugu yaraan shan askari oo katirsan Puntland oo ku dhimatay weerar lagu qaaday saldhig ciidan oo kuyaala Buuraha Galgala

June 2, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Saldhig ay leeyihiin ciidamada Puntland ayaa fiidkii xalay oo Sabti ahayd la weeraray, ilo-wareedyo ayaa u xaqiijiyay warsidaha Puntland Mirror. Ugu yaraan shan askari oo katirsan Puntland ayaa ku dhimatay weerarka oo socday […]

English News

At least five Puntland soldiers dead in attack on army base in Galgala Mountains, sources say

June 2, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland army base was attacked on Saturday evening, sources confirmed to Puntland Mirror. At least five Puntland soldiers died in the attack that lasted few hours, military sources, who requested anonymity, told Puntland […]

Somalia

12 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay duleedka Muqdisho

June 2, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in 12 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ay ku dileen duqeyn. Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa bayaan ku sheegay in duqeyntu ay Khamiistii ka dhacday meel 30 mayl koonfur-galbeed ka […]

Posts navigation

« 1 … 6 7

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub

    February 16, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Puntland ayaa manta oo Sabti ah meelmariyay golaha wasiiradda cusub oo uu dhawaan soo magacaabay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. 63 xildhibaan oo kulanka fadhiyay, ayaa ogolaaday in la meelmariyo golaha wasiiradda. [...]
  • Gole Wasiiro oo Cusub, Welise Wax Isbedel ahi ma Muuqdo

    February 16, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Habeenkii Isniinta ee taariikhdu ahayd 11 Febraayo 2019, Madaxweynaha cusub ee Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiiradda.  Golaha cusub ee wasiiradda ayaa ka kooban 18 Wasiir,  21 [...]
  • Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ku biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare

    February 12, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ay ku jiraan saraakiil sare ayaa ku soo biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare. Kornayl Siciid Cawil Caare ayaa Isniintii shalay saldhigiisa ku soo bandhigay [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub oo uu soo dhisay Raysulwasaare Khayre

    March 29, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu dhawaan soo dhisay Raysulwasaare Xasan cali Khayre. 241 xildhibaan ayaa fadhiyay kulanka baarlamaanka, 224  ayaa cod gacantaag ah ku ogolaaday [...]
  • Kenya says its forces killed Al-Shabab Commander in Kuday Island

    April 8, 2017 0
    Nairobi-(Puntland Mirror) Kenyan Defence Forces (KDF) said it killed Al-Shabab Commander when the militants attacked on Somali army in Kuday island in the Lower Juba region of Somalia, an official said. KDF’s Public Affairs officer [...]
  • Death toll from marketplace attack in Mogadishu rises to 39

    February 20, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) The death toll in a suicide bomb attack at a market in Mogadishu has risen to 39, according to the medical sources. The blast occurred after a car laden with explosives was detonated [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions