Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo sheegay in DP World ay dib uga fakerto heshiisyada dekadaha Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa Jimcadii sheegay in shirkada DP World ay dib uga fakerto heshiiskeeda ay la gashay maamulka Somaliland ayna la shaqeyso haayadaha federaalka ah si loo dhowro madaxbanaanida Soomaaliya. “Waxaan […]