Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu noqday Muqdisho kadib 16-beri oo safar ah
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib ugu noqday magaalada Muqdisho kadib 16-beri oo safar ah oo u ku bixiyay Puntland iyo Galmudug. Farmaajo ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee kursiga ku fadhiya […]