Ku Xigeenka Xoghayaha Waaxda Difaaca Mareykanka oo xoojiyay in Mareykanku uu Soomaaliyo ka taageerayo la dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish
Washington-(Puntland Mirror) Kulan ka dhacay Waaxda Difaaca Mareykanka oo dhexmaray Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Ku Xigeenka Xoghayaha Waaxda Difaaca Mareykanka Pat Shanahan ayaa lagu adkeeyay taagerada buuxda ee Mareykanka ka geysanayo la dagaalanka […]