Ugu yaraan 60 qof oo ku dhimatay duqayn loo adeegsaday kiimiko oo ka dhacday waqooyiga-bari ee dalka Suuriya
Dimishiq-(Puntland Mirro) Ugu yaraan 60 qof ayaa lagu dilay tobonaan kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar looga shaki qabo duqayn kiimiko oo ka dhacday gudaha waqooyiga-bari ee dalka Suuriya, sida ay sheegeen kooxda dabagalka Suuriya. […]