Raysulwasaaraihii hore Cumar Cabdirashiid oo xafiiska ku wareejiyay Raysulwasaaraha cusub Xasan Cali Khayre
Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaarihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta oo Khamiis ah si rasmi ah xafiiska ugu wareejiyay Raysulwasaaraha cusub Xasan Cali Khayre. Raysulwasaaraha cusub ayaa uga mahadceshay Raysulwasaarihii hore […]