Erdogan oo codsaday in la caawiyo dalalka ay abaartu ku dhufatay ee Geeska Afrika
Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa qoraalo taxane ah oo uu shalay oo Sabti ahayd soo dhigay boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka codsaday in laga qayb qaato ololaha haayada Bisha Cas ee […]