Ciidamada ammaanka Puntland oo gudaha Boosaaso ku xiray tobonaan looga shaki qabo argagixiso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka dowladda Puntland ayaa howlgalo ka sameeyay dhowr xaafadood oo kuyaala gudaha magaalada Boosaaso subaxnimadii maanta oo Sabti ah, sida ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u xaqiijiyeen warsidaha Puntland Mirror. Ciidamada ayaa xiray […]