Ugu yaraan labo qof oo shacab ah oo ku dhimatay weerar ka dhacay bar-koontarool oo kuyaala magaalada Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Dablay hubaysan oo aan haybtooda la aqoon ayaa weerartay bar-koontarool oo kuyaala gudaha magaalo xeebeedka Boosaaso ee gobolka Bari, waxaana lagu dilay ugu yaraan 2 qof oo shacab ah sidoo kalena waxaa ku […]