Sudan oo sheegtay in ay kordhinayso deeqaha waxbarasho ee ay siiyaan ardada Soomaaliyeed
Khartoum-(Puntland Mirror) Dalka Sudan ayaa balanqaaday inuu deeq waxbarasho oo badan siinayo dalka Soomaaliya kadib markii wefdi sare oo labada dowladood ka socda ay ku kulmeen caasimada Sudan, Khartoum. Guddoomiyaha guddiga baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya […]