Ugu yaraan 36 qof oo ku dhimatay weerar ka dhacay garoonka diyaaradaha Istanbul dalka Turkiga
Ugu yaraan 36 qof ayaa ku dhimatay 147 qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen weeraro isbiimayn ah oo ka dhacay garoonka diyaaradaha caalamiga (Ataturk) ee magaalada Istanbul dalka Turkiga, sida uu sheegay Raysulwasaaraha […]